Xukuumadda Somaliland Oo U Yeedhay Safiiradda u fadhiya Dalka Dibediisa

Xukuumada Somaliland ayaa ku wargelisey dhamaan-ba Danjire yaasha S/land ufadhiya dalalka Debedda inay si dhakhso ah ugu soo Xeroodaan Dalka Gudihiisa

Weli macada si dhab ahna looma oga Sababta wakhtigan loogu yeedhay Danjire yaasha Somaliland ufadhiya wadamada Debedda & Amarkan laxidhiidha in dhamaan Safiiradu ay Gudaha Dalka kusoo Xeroodaan

Balse ilo diblumaasiyadeed oo Xog Ogaal ah ayaa ii Xaqiijiyey in todobaad kan gudihiisa ay dalka kuso waajahan yihiin islamarkaasina ay soo gaadhi doonaan inta badan Safiiradda Somaliland ufadhiya Dalalka Debedda.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker