Daawo Xiisaha Barnaamijka Hakis Burco oo Hargeysa u soo guuray iyo Wacdarihii maanta

Barnaamijka Hakis Burco oo ah Barnaamij uu Hindisay Hal-abuur Dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Jamaal Hakis oo fadhigiisu yahay magaalada Burco, ayaa la qabtaa bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaana dadweynaha lagu weydiiyaa su’aalo Cakis ah oo ujeeddadiisu guud laga soo dheegay barnaamij ay bisha Ramadan qabato shirkadda Isgaadhsiinta ee Somtel.

Daawo Barnamijkan oo qaybihiisa dambe loo soo raray dhinaca magaalada Hargeysa oo xalqaddiisii u horeysay maanta lagu qabtay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker