Falalka foolxumada iyo iska horkeenka bulshada reer oodweyne iyo dowlada…

Falalka foolxumada iyo iska horkeenka bulshada reer oodweyne iyo dowlada ee, WSR Mohamed Kaahin ka wado gobolka daadmadheedh waa, kuwo soo jireen ah dadkuna ay aad isu waydiinayaan ilaa iyo hadana aan jawaab loo helin.
@ Waxaa hore u dhacday in xildhibaano lasoo doortay xabsiga la dhigay kuna jireen muddo 3 bilood ku dhow loona haystay cable ina Awsicid yay jareen iyagoo layska soo daayay kadib markii wax maxkamad lagu horgeeyo oo cadayn ah loo waaay.
@ waxaa hada xidhxidhan dad badan oo iyakana loo haysto denbiyo mala awaal ah oo la leeyay ina Awsicid ayay cable kiisa jaraan.
@ waxaa jirtay inuu golaa deganka dagaal adag la galay moyerkana isku deyay inuu xilka ka qaado.
@ waxaa jirta inuu golaha degaan iyo moyer ka iyo guud ahaanba gobolka cuno qabatayn badan ku hayo oo run ahaantiina ay reer oodweyne ilaa iyo hada qaadan kari layihiin

Waxaa oo dhan waxay cadaynaysaa iska horkeen iyo in lagasii aamin baxo xukumad oo hogaamiyo madaxwene Muuse xili xaalka guud ee dalkuba uu liito

Talo ahaan waxaan usoo jeedinaya madaxwene Muuse Bixi inuu hoos u eego xaalada Gobolka daad maadmadheedh.

 

Faisal

fmgdid@googlemail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker