Dalalka Australia iyo New Zealand oo laga xusayo Geerida Philip

Ra’iisul Wasaaraha dalka Australia Scott Morrison ayaa Axadda ka qeybgalayaa munaasabad ka dhaceysa kaniisad ku taalla dalkaas oo loogu duceynayo ‘Boqoradda iyo qoyska reer boqor’

Dhanka kale, Barasaabka Guud ee Australia David Hurley ayaa sidoo kale ka qeybgalayaa munaasabad ka dhaceysa dalkaas oo maanta la filayo in salan sharafeed loo adeegsanayo 41 qori laga rido afaafka hore ee dhismaha baarlamaanka.

Dalka New Zealand, ciidamada waxay maanta ridi doonaan 41 qori oo lagu sharfayo Amiirka geeriyooday ee Philip.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker