Abiy Ahmed  Oo Ka Yaabiyey Lamaane Arooskoodu Cusub Yahay

Ra’isal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Ahmed   ayaa isaga Oo Ku Guddo Jira Kormeer Waxa Uu Meel Cidlo ah Kula Kulmay Lamaane Arooskoodu Cusub Yahay Oo Sawiro Iska Qaadaya.
Ra’isal Wasaaraha Ayaa Hakiyay Safarkiisa Waxaanu Arooska Kala Qayb Galay Sawiradii ay Iska Qaadayeen iyada Oo Lamaanahan ay Ku noqotay U Qaadan Waa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker