Farmaajow lama aqbalin lama aqbalin

Markasta oo aan maqlow mid hadalo macaan iyo Somali waa caynkaas iyo makala maarmi karto waa dad walaalo ah  ku hadlaya, waxaan xasuusta   qoraal oo nin Somalilander ah oo aan magaciisa Ilaaway ku qoray Somaliweyn.com .Waxuu u dhigna sidan
Wuxuu yidhi   “”  Jiir iyo bisad ayaa beri soo wada xajiye, markaasay ku kulmeen Xajki.  Jiirkiiba naxay oo booday  , Bisadiiba tidhi Jiirow ha boodeen ee joog.
Jiirkiiba isa soo taagay.
waxay tidhi bisadii  waad I arkaysaa oo waaniga soo xajiye , Ilaahaybaan dambi dhaaf waydiistay,marka Jiir dambe oo aan cunaya ma jirto sidaa darted  adiguna  I cafi oo iska ilow wixii hore ee tagay.
Jiirkiba intuu Cabaar istaagay  oo bisadii si fiican u eegay taw yidhi oo cagaha wax ka daye isaga oo ku qaylinaaya   LAMA  AQBALI LAMA AQBALIN.  “””
isaga oo u jeeda Xajkaagii iyo tobadaadi lama aqbalin
waxaan uga socda, ninkii farmaajo la yidha  markuu yaqiinsaday in Inqlilaabkiisa qon yar socdka ah fashilmay  oo uu  ogaaday Somalida badankeedi in ay  nacday ayuu is yidhi  iska sasasab oo intaad  qorshe kale u dagayso  mar kale  iska suuxi.
    khudbad uu ka akhriye Garowe oo ay fadhiyeen  rag uu si xun u galay  guryahooda ku weeraray  dadkoodii laaye .ilaa maantana  uu iska dhigayo nimaan waxba ka  ogayn  ayuu   yidhi  HALAY CAFIYO.
Kaaf iyo kale dheeri  Faarmaajo waa aafo loo soo diray umadda Somaliyeed oo dhan, ujeedadiisu tahay in  Somalida laga waayo   caalamaka . waxaase kasii daran kuwa  sida indha la’aanta ah u taageersan ee rumaysta Farmaajo kuna taageeraya  qabyaalad iyo cid kale ku xumayn  ,laakin waxaan leeyaha dadkaa waar waran idinku soo noqon  doona ha radaynina .  oo waxaad berito hawl yiri si nabad galyo ah ku badali karto dad iyo doonyo haw rogin.
Nabad galyo
cabdi Guul

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker