Daawo:-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo War Ka Soo Saarey Mooshin La Hor Geeyey Golaha Guurtida Somaliland.

Hargaysa-(OWN)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa waxaa uu shaaciyey in uu buray isla markaana uu meesha ka baxay mooshin dhawaan xildhibaano ka tirsan golahaasi ay ka soo gudbiyeen mudada lagu furaayo xisbiyada qaranka .

Sababta ayaa Gudoomiye Saleeban ku sheegay kadib markii ay mooshinkaas ka laabteen Saddex Xildhibaan , isla markaana uu buuxsami waayey mudadii ay sharciga aheyd in mooshinka ay gudbiyaan,,,,,,,,,,………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker