Midowga Mushariixiinta Oo War kasoo Saaray Fashilka Shirkii Afisiyooni

Golaha Midowga Mushariixiinta ayaa war kasoo saaray fashilka shirkii Afisiyooni ee u dhexeeyay madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.

Qoraal ka soo baxay Midowga Mushariixiinta ayay ku sheegeen inay ka walaacsan yihiin Natiijo la’aanta uu ku soo dhamaaday shirkaasi, iyagoo eedeymo kulul u jeediyey Madaxweyne Farmaajo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker