Ganacsatada Xaafadda Islii Oo Ka Cabanaya Bandowga Nairobi

Ganacsatada yaryar ee xaafadda Islii gaar ahaan kuwa maqaayadaha cuntada ayaa sheegay in hoos u dhac weyn uu ku yimid ganacsigooda, kadib saamayn xooggan oo uu ku yeeshay bandowga 8-da fiidnimo ee madaxweynaha wadaankasi uu dhowaan kusoo rogay ilaa shan maamul oo ay Nairobi ku jirto.

 

Arrintan ayaa imaanaysa xilli ay sii xoogaysanayso cabshooyinka ay dadka Kenyanka ah ay arrintaasi ka muujinayaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker