Somaliland Oo Lagu Maal-galinayo Mashaariicda horumarinta dalka 500 million dollar

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo maanta ka qayb-galay Daahfurka Dalladda Sahamiye oo uu hirgeliyey Aasaasaha WorldRemit, Ismaaciil Axmed, ujeedkeeduna xambaarsan yahay sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha hortaagan horumarka Somaliland loona kobciyo halbuurka ganacsi ee bulshada.
Waxa uu Ganacsade Ismaaciil Axmed uu balan qaaday inuu u huri doonaa mashaariicda horumarinta dalka Jamhuuriyadda Somaliland lacag dhan shan boqol oo milyan oo doollar ($500 milyan) oo ah hantidiisa iyo maalgashi uu dalka ka fulin-doono tobanka sanno ee soo socda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker