Guddoomiye C/raxmaan Cirro Oo Masuuliyiin U Magacaabay Xilal kala Duwan.

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Ah-na Musharaxa Madaxweynaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Masuul miisaan Culus Ku leh Xisbiga WADDANI u Magacaabay Xilal kala duwan.
Guddoomiye   Cabdiraxmaan Cirro, ayaa Saddexdan Masuul u kala Magacaabay Xilalkan.

1- Xoghayaha Horumarinta Maaliyadda ee xisbiga WADDANI.
2- Xoghayaha Ganacsiga,Wershadaha iyo Dalxiiska ee xisbiga WADDANI.
3- Xoghayaha Hourmarinta Maalgashiga ee xisbiga WADDANI.
4- La-taliyaha Sharciga Ee Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, Ah-na Musharaxa Madaxweyaha Ee Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker