Tacsi Ku Socota Gudoomiyaha Laanta Sheffield ee Xisbiga Waddani .Mudan Cabdiraxman Cawil Maxamuod Qayir

Inaa li laahu wa Inaa ileyhi raajicuun.
Dhamaan Jaliyada Somaliland waxay Tacsi u dirayaan Cabdiraxman Cawil Maxamuud Qayi r iyo dhamaan Ilma Cawil Geeridii ku timid Ilaahay ha u naxariistee hooyadood Sahar Axmed Xaaji Yusuf oo maanta 28/7/18 ku geeriyootay magaalada Boorama ee gobolka Awdal Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteen samir iyo iimaan inaga siiyo . Amiin Amiin

Mataan M Omar
Sheffield UK

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker