Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Guddaha Magaaladda Hargeysa Oo Ay Laba Qof Ku Dhaawacmeen, Hal Qofna Ku Geeriyooday.

Shil Khasaaro Kala Duwan Geestay ayaa Ka dhacay hadda Afafka hore ee Xarunta Ciidanka taraafikada Ee Magaalada Hargaysa Kaga Beegan Dhanka Beri.
Inta la ogyahay oo la xaqiijiyay khasaaraha ayaa ah Labo Qof Oo dhaawac daran ah iyo dimashada hal ruux.
Shilka gaari ayaana yimid kadib markii ay isku dhaceen Gaadhi Booyad ah iyo Gaari kale kaas oo ah Nuuca Kuwada Qaada Khaadka.
Inta badan Shilalka Ka dhaca magaalada Hargaysa ayaa waxaa isku dhaca Gaadiidkani iyadoo Uu Shil Nafeed haba ugu badneedee uu ka dhasho iyo mid Hantiyadeedba.
Magaalada Hargeysa iyo meelaha u dhow inta badan waxaa ka dhaca shilalka gaadhi kuwaas oo geestay khasaaro kala duwan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker