Guddoomiye Saleebaan oo Sheegay in Madaxweynahu Maalinta Isniinta Hortagi-doono labada Gole Qaran

Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta mudanayaasha golaha guurtida u sheegay inay ka soo qayb galaan kuna wargeliyey in Madaxweynaha somaliland uu Maalinta Isniinta Hortagi-doono labada Gole Qaran.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker