Ciidamada Puntland oo gacanta kusoo dhigay Maxabiistii Xabsiga ka baxsaday

Hawlgal shalay maanta gelinkii hore ka dhacay dhulka buuraleyda ah ee koonfurta magaalada Bosaaso ayey ciidamada Puntland ku guuleysteen inay soo qabtaan maleeshiyaadka Al Shabaab ee weeraray Xabsiga weyn e Boosaaso.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker