Aqoonyahan Ka Damqaday Dhibaatooyin Ka Taagan & Dayac Hadheeyay Hargeysa
Aqoonyahan Ka Damqaday Dhibaatooyin Ka Taagan & Dayac Hadheeyay Hargeysa, isagoo tilmaamay inaan laysku halayn karin dawlada Hoose ee Hargeysa, islamarkaasna fariin u diray murashixiinta cusub ee golaha degaanka Hargeysa.