Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Soomaaliya Oo Soo Saartay Amaro Ku Aadan Xakameynta COVID-19

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in la joojiyay dhammaan dacwadaha inta aan aheyn dacwadaha Ciqaabta inta lagu guda jiro Covid-19.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker