Wasaaradda waxbarashada JSL Oo Soo Saartay Qodobo Lagu Hubinayo Heerka Aqooneed Ee Musharaxiinta

Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa  soo saartay hab-raac 15 qodob ka kooban oo lagu hubin doono heerka aqooneed ee musharaxiinta doorashooyinka golayaasha wakiiladda iyo deegaanka ee qabsoomi doona bisha 31/May/2021-ka.

Hab raacan Halkan Hoose ka akhriso

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker