Siyaasi Cumar Cabdirashiid Oo Waraysi Kaga Hadlay Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka

Dalka Soomaaliya wali ma jiro heshiis iyo jadwal rasmi ah oo ku aadan xiliga rasmiga ah ee ay doorasha madaxtanimada ay dalka ka dhici doonto.

Haddaba Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, oo ka hadlay xaaladihii kala guurka ahaa ee uu dalka soo maray ayaa sheegay in xaaladda siyaasadeed ee hadda uu dalka ku jiro ay tahay tii ugu adkayd muddo sannado ah.

Halkan hoose ka daawo Waraysigaas

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker