Bulsho Tv Oo Raaligelin Ka Bixiyay War La Xidhiidha Ciidanka Qaranka JSL

Telefishanka  Bulsho ayaa raaligelin ka bixiyay war la xidhiidha ciidanka Qaranka oo ay dhawaan baahiyeen.

“Annaga oo tix falinayna xeerka saxaafadda Somaliland Xeer Lambar 27/2004 qodobkiisa 13-aad farqadiisa (B) waxaanu raali gelin siinaynaa ciddkasts oo dhibsatay war ka baxay Bulsho Tv Group oo la xidhiidhay ciidanka Qaranka Somaliland”

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker