Dhegayso: Xildhibaanka Degmada ISLII oo Gaashaanka ku Dhuftay Xayiraada Dawlada Kenya ku Soo Rogtay Degmadaas

Dowlada Kenya ayaa soo rogtay amar lagu Xayirayo Xaafada Soomaalida islii mudo 15 maalmood oo aan xaafada laga bixi karin lana soo gali karin, Arintaasi waxaa Aad uga Xumaaday oo ka hadlay Xildhibaanka Degmada Kamakunji Yuusuf Xasan iyo gudiga Ganacsatada xaafada soomaalida islii.

 

 

Isla go’aankaas Islii lagu xidhay oo klae ayaa Wasiirka Caafimaadka ee Kenya uu ku xidhay Suuqa Qadiimiga ah ee magaalada Mombasa ee dalkaas Kenya. Ganacsata Soomaalida ayaa arrintaas walaac ka muujiyey.

 

 

Dhinaca kale, Wasaaradda Caafimaadka ee dalkaas oo kaashaneysa Bangiga Adduunka ayaa magaalada Wajeer ka furay shaybaar lagu barayo dadka looga shakiyo in ay qaban cudurka Coronavirus. Hase yeeshee, Hogamiyasha gobalkaasi ayaa walaac ka muujiyey in waddooyinka oo xun iyo maleeshiyada Alshabab

Oo dhib badan ku Haya Shacbi waynaha Deegaankaas.

 

Waraysiga Xildhibaanka Halkan Hoose Ka Dhegayso:

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker