Masuuliyiinta xisbiga Waddano Oo Lagu Soo Dhaweeyay Gobolka Sool
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo weheliyaan hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Guddoomiye xigeenka 1-aad Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo masuuliyiin kale ayaa Saaka si diirran loogu soo dhaweeyay degaanno ka mid ah gobolka Sool