Marwo Faadumo Siciid Oo Loo Magacaabay La Taliyaha Gaar Ka Ah Ee Golaha Guurtidda JSL

Marwo Faadumo Siciid Ibrahim, ayaa Golaha Guurtidda Somaliland U Magacaabeen La Taliyaha Gaar ah ee u Qaabilsanaan doona Arrimaha Dibadda.
Wareegtadda lagu magacaabay FAADUMO SICIID oo uu ku Saxeexan Yahay Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee Golaha Guurtidda Md Siciid Jaamac Cali, ayaa lagu xusay Sababta FAADUMO loogu Magacaabay xilkan inay door muhiim ah ka qaadan doonto Isku xidhka Beesha Caalamka Iyo Golaha Guurtidda Somaliland.
Dhanka kale waa markii u horeysay ee Golaha Guurtidda Somaliland Qof dumar ah u Magacaabaan Siyaasadda Arrimaha Dibedda Ee Golahoodda la Xidhiidha.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker