Wasiirka Diinta iyo Awqaafta JSL Oo Ka farxiyay Muwaadin Reer Somaliland

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta JSL Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Maxamed Axmed Faarax, oo ah muwaadin ay warbaahinta qaranku ka samaysay warbixin isagoo goobaha Qashinka lagu qubo ka ururinaaya Xaashiyaha Qur’aanka iyo Axaadiista ee  goobahaas ku dayacan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker