Wasiirka arrimaha dibadda JSL oo kormeeray dhismaha xarunta agoomaha ee magaalada Laascaanood.

Wasiirka arrimaha dibadda  Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) oo safar shaqo ku jooga gobolka Sool ayaa kormeeray dhismaha xarunta agoomaha ee magaalada Laascaanood kaas oo ay fulineyso dawladda Kuwayd.

Intii uu wasiirku ku guda jiray kormeerkaasi waxa uga warbixiyay mashruuca dhismaha xarunta agoomaha ee magaalada Laascaanood masuuliyiintii gacanta ku haysay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker