Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL oo Bulshada ku hambalyeeyey Curashada Sanadka Cusub ee 2019

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Mudane Baashe Maxamed Faarax isagoo ku hadlaya afka  Golaha Wakiilada JSL wuxuu bulshada JSL la wadaagayaa farxada soo dhawaynta Munaasibada bilashada Sanadka cusub ee Miilaadiga ee 2019 oo Caawa bilaw ah.

 

Gudoomiyuhu wuxuu Bulsho weynta reer Somaliland ilaahay uga baryayaa inuu sanadkan bilanaya uga dhigo sanad khayr qaba, horumar iyo nabadgelyo buuxdana aynu ku naaloono dalkeenuna ku guulaysto Aqoonsi Caalamiya.

Rabi sanadkaas sanadkiisa haynagu gaadhsiiyo Guul iyo gobonimo qaranimo iyo mid shakhsiyeedba Amiiin.

Saleebaan Cabdisitaar Dubad

Agaasimaha  Warbaahinta iyo Xidhiidhka dadweynaha

Ee Golaha Wakiilada JSL

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker