Tirada Shacabka & Ciidamada La dilay Sannadkan iyo Khasaaraha Shilalka Baabuurta ee Somaliland

Hargeysa (OWN)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland waxa maanta lagu qabtay xuska 28-guurada ka soo wareegtay markii la aasaasay Ciidammada Booliska, waxaana munaasibadda lagu soo bandhigay warbixin sannadeedka fal-dambiyeedyada la diiwaangeliyey ee dalka ka dhacay.

Munaasibadda oo uu ka qayb-galay madaxweynaha Somaliland, waxa goob-joog ka ahaa oo sannadkan lagu marti-qaaday Taliyeyeyaasha Booliska Dalka Jabuuti iyo Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia.

Muuqaalka Hoose ka daawo warbixinta fal-dambiyeedyada sannadkan ka dhacay dalka oo ay ku jiraan tirada dilalka dalka ka dhacay, kuwaas oo loo geystay dad Shacab ah iyo Ciidammada Dalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker