Midowga Musharixiinta Oo Shaaciyay in ay galeen diyaar garoowgii ugu danbeeyay

Midowga Musharixiinta ayaa shaaciyay in ay galeen diyaar garoowgii ugu danbeeyay ee ay doonayaan in uu ku dhaco bannaanbixii ay horay ugu dhawaaqeen, waxaana ay intaa ku dareen in Dowladdu aysan isku dayin in ay baajiso bannnaanbaxa.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker