Ciidamada Socdaalka Somaliland oo Bilaabay Masaafurinta Dadka Jaanibta

Ciidanka laanta socdaalka Somaliland ee (Immigration) ayaa saaka gudaha magaalada Hargeysa ka bilaabay hawl-gal ballaadhan oo lagu raafayo dadka ajaanibta ah gaar ah dadka qowmiyadda Oromada.

Dadkan ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay ku soo badanayay gudaha magaalooyinka waa weyn ee Somaliland gaar ahaan magaalada Hargeysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker