Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Dib u Qaatay Kaadh-kii Codaynta

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta dib u qaatay kaadh-kii codaynta, kadib markii uu ka lumay kaadhkiisii hore ee codayntu.
Gudoomiyaha ayaa maray dhamaan shuruudihii looga baahna qof-ka uu ka lumo kaadhku, kadibna wuxuu qaatay kaadhkii codaynta.
Gudoomiyaha ayaa waxaa wehelinayay saraakiil sare oo ka tirsan xisbiga oo ay kamid ahaayeen, Xoghayaha Warfaafinta Yuusuf Kayse C.laahi, Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada C.qani Ibraahim Salaf, Maxamuud Cali Muuse Jiir oo kamid masuuliyiinta sare ee Xisbiga iyo Murashaxiin kale.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker