Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka ee Taagan iyo Arimo Kale
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa waxaa maanta ka dhammaaday muddo xileedkiisa iyadoo aanay jirin heshiis laga gaadhey hanaankii doorashada ee Soomaaliya.
Haddaba xaaladdan siyaasadeed ee cusub ee waddanku galay iyo mowqifka mucaaradka ayaa waraysi waxa kaga hadlay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Golaha Midowga Musharraxiinta.
Halkan hoose ka dhagayso:–




