Sheekh Shariif ‘’Wixii Xilligan ka bilowda Ma Cadda Cida Hoggaanka U Haysa Dalka ‘’

Hoggaamiyayaasha musharrixiinta mucaaradka, oo galabta shir jar’aaid ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo ay muddadii ka dhammaatay, waxayna ku tilmaameen nasiib darro inaan lagu heshiin qaabkii doorasho waddanka uga dhici lahayd.

Hoggaamiyaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inaan la aamini karin in madaxweynaha waqtigu ka dhacay ee Farmaajo uu dalka ka qaban karo doorasho, sida uu hadalka u dhigay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker