Bilicda Goobta Xafladda Dhagex-dhega Dhismaha Jidka Dheer Ee Gobolladda Togdheer Ilaa Maroodi-jeex.

Maalinta Bari ah, ayaa la filayaa in si rasmi ah loo Dhagex dhigo, dhismaha jidka dheer ee Isku xidhi doonna Gobolladda Togdheer, DAAD-MADHEEDH Iyo Maroodi-jeex.
Sawirraddani Waa Goobta loogu Talogalay Munaasibadda dhegax-dhega oo loo Diyaarshay inay ka dhacdo Xafladda Dhagax-dhiga Waddada Burco iyo Oodweyne Ilaa Hargaysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker