Xafiiska Abiy Axmed oo ka digay ‘wararka been abuurka ah’ ee ku saabsan xaaladdiisa caafimaad

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa shacabka dalkaas looga digay ‘wararka been abuurka ah’ ee laisla dhexmarayo baraha bulshada ee ku saabsan xaaladda caafimaad ee Abiy Axmed.

“Waxaan ka codsaneynaa shacabka inay ka feejignaadaan wararka been abuurka ah ee laisla dhexmarayo baraha bulshada ee ku saabsan xaaladda caafimaad ee Abiy Axmed” ayaa lagu yiri qoraal lasoo dhigay barta Facebook.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker