DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Dib U Dhaca Ku Yimaada Doorashooyinka, Eedaymo Culus-na U Jeediyay Guddiga Doorashooyinka Iyo Madaxweyne Muuse Biixi

Hoggaanka sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa si adag uga hor-yimid in dib u dhaca ku yimaado doorashooyinka golleyaasha wakiillada iyo deegaanka.

Xisbiga WADDANI ayaa waxa uu eedaymo kala duwan u jeediyay xubnaha guddiga doorashooyinka qaran iyo Madaxweynaha Somaliland oo ay sheegeen inay leeyihiin masuuliyada dib u dhaca doorashooyinka.

Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker