Digniin Loo Diray Dugsiyadda Gaarka Loo Leeyahay Iyo Xaaladda Ardayda Reer Somaliland Ee Itoobiya

Guddiga joogta ee golaha guurtida Somaliland ayaa maanta u yeedhay wasiirka waxbarashada iyo sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Axmed Toorno) si ay wax uga waydiiyaan cabashooyin laga soo gudbiyay dugsiyadda gaarka loo leeyahay oo la xidhiidha tiradda ardayda ay fasalada fadhiisiyaan iyo lacagaha ay ka qaadaan arday ay waxbaraayaan iyo arrimo kale oo la xidhiidha waxbarashada Somaliland.

 

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Axmed Maxamed Diiriye (Axmed Toorno) ayaa dhankiisa warbixin siiyay xildhibaannada guddiga joogta ee golaha guurtida Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker