Diblumaasi sare oo u dhashay Kuuriyada Waqooyi oo u baxsaday Kuuriyada Koonfureed

Diblumaasi sare oo u dhashay Kuuriyada Waqooyi ayaa u baxsaday dhinaca Kuuriyada Koonfureed, sida ay ku warrantay warbaahinta dalkaas.

Ryu Hyun-woo oo ahaa kusimaha safiirka Kuuriyada Waqooyi ee Kuwait ayaa la rumeysan yahay in uu la baxsaday qoyskiisa bishii September ee sanadkii 2019-kii, sida ay ku warrantay warbaahinta Maeil business daily.

Wararka waxay sheegayaan in sababta uu baxsaday ay tahay sidii uu nolol wanaagsan ugu raadin lahaa carruurtiisa.

Saraakiisha Kuuriyada Koofureed waxay diideen inay ka hadlaan warka ku saabsan sarkaalkaas, Waxaana  dhif iyo naadir ah in sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Kuuriyada Waqooyi

 

Source: https://www.bbc.com/news/world-asia-55792378?xtor=AL-72-%5Bpartner%5D-%5Binforadio%5D-%5Bheadline%5D-%5Bnews%5D-%5Bbizdev%5D-%5Bisapi%5D

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker