Ardayda Ku Sugan Gobolka Tigray Oo Ka Hadlay Xaaladda Waxbarasho Ee Gobolkaas

Midkamid ah ardaydii reer Somaliland ee dib ulaabtay jawaab kulul ka bixiyay hadal dhawaan kasoo yeedhay wasaarada waxbarashada oo ay ku amraysay in aanay ardaydi dib ugu noqonin dalka itoobiya oo ay hore waxbarashadoodii usaameeyeen dagaaladii ka dhacay gobolka tigray oo ay ka waxka bartaan

Sidoo kale ardaydan ayaa ka waramay xaqiiiqada sida ay wax jiraan iyo sida aanay wasaarada wax gurmad ah ugu filin markii hore hadana aanay awoodi in ay si dhab ah ula socoto xaaladooda ardayda reer Somaliland ee ku sugan caasimada maqalle ee gobolka tigray ee dalka Itoobiya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker