Wax ka barro Ciidanka ugu aqoonta badan Somaliland

Asc dhamaan ummada wanaaga jecel ee  reer somaliland waxaan maanta qalinka u qatay inan idin soo bandhigo ciidanka ugu aqoonto badan Dalkeen Jamhuuriyada somaliland

Ciidan Somaliland waa ciidan dhisan waan ciidan ay hogaamiyaan taliyayaal aqoon leh balse madaama aynu weli nahay waddan aan iska filaansho gaadhin ciidankeenu ma helaan aqoon ku filan oo aynu kula tartami karno adduunka casriga ah.
waxaan sannadahan danbe uu madaxweynahay qaranku muuse biixi cabdi waday dibu u tayaynta ciidanka taas oo wax weyn ka tartay kor u qadiista ciidanka

Ma ogtahay un ciidanka socdaalka somaliland yahay ciidanka ugu aqoonta badan somaliland ciidanka ka jira
ma ogtahay in ciidanka socdaalka askariga ugu hooseyaa aqoontisu tahay  dugsi sare
Taliyaha ciidanka socdaalku waxa mar walba ka goan inu soo xushoo dad aqoon leh oo qaranka u shaqeeya ciidanka socdalku waa ciidanka kaliyaa ee laga heli karo saraakiil gaadhay ilaa heerka labaad waxbarashada ee jaamacada way jiri karaan lamaha ciidmada  kale lakin ciidanka socdaalku waa ciidanka ugu badan ee   aqoontoodu heerkas tahay

waxa mahad  iska leh taliye  Dayiib oo masuliyaad iska saray in la heloo dad aqoon leh oo ummada ummadda u adeega

Alla mahad leh qaranka somaliland ha guulaysto

 

MO ABDULAHI OFFICIAL

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker