Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Agabbar oo Xilka la wareegay iyo Ballan-qaad uu sameeyey

Agabbar (OWN)- Guddoomiyaha Cusub ee degmada Agabbar Idiris Jaamac Xasan, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Guddoomiyihii hore ee Degmadaas Axmed Aadan Cumar.

Munaasibadda xil-wareejinta labada masuul oo ku qabsoontay xarunta Dowladda Hoose ee degmada Agabbar oo ka tirsan gobolka Gabiley, waxa ka qayb-galay guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Gabiley, xildhibaanno ka socday maamulka degmada Gabiley, Taliska Ciidanka Booliska iyo marti-sharaf kale.

Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker