Volodymyr Zelensky oo sheegay in Ruushka uu nafta maxaabiis ku biimeeyay diyaaradii la soo riday

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku eedeeyay Moscow inay “ku ciyaareyso nolosha maxaabiista Ukraine”, ka dib markii diyaarad ay dad badan ku dhinteen ay ku burburtay galbeedka Ruushka.

Waxa uu dalbaday baaritaan caalami ah kadib shilkii Arbacadii ka dhacay gobolka Belgorod ee u dhow xadka Ukraine ay la wadaagto Ruushka.

Ruushka ayaa sheegay in aysan jirin cid ka badbaaday shilkaas ka dib markii Kyiv ay soo rideen diyaaradii Il-76 oo ay la socdeen 65 maxbuus oo u dhashay Ukraine, lix shaqaale oo Ruush ah iyo saddex qof kale oo la socday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker