Dibad bax looga soo horjeedo Dilka Gudoomiyihii Dagmada Hodan ayaa ka dhacay Muqdisho

Dadweyne fara badan oo ka careysan dilkii loo geystay guddoomiyihii degmada Hodan, Marxuum Cabdixakiin Cabdiraxmaan Ciise (Dhagajuun) ayaa maanta dibad-bax ka dhigay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Dibad-baxayaasha ayaa isugu soo baxay isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho, iyaga oo hakad-geliyey dhaq-dhaqaaqa dadka, gaadiidka iyo ganacsiga.

Sidoo kale dadka dhigayey dibad-baxa ayaa taayaro ku gubay laamiga, sidoo kalena biro iyo dhagaxaan ku gooyey.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker