Waxgaradka Ceerigaabo Oo Ku Qancinaya Ex-Guddoomiye Mustafe Shiine Inuu Ka Qaybgalo Tartanka Doorashadda Golaha Wakiiladda Ee Gobolka Sanaag.

Qaar Ka Mid Ah Waxgaradka Xun-dhurta U Ah Ceerigaabo Ee Cabdalle Xaamud, ayaa Wadda Dedaalo Ay Ku Qancinayaan.

 Guddoomiyihii Hore Ee Ururka SOLJA Md Mustafa Cabdi Ciise (Shiine) Inuu Isu Soo Taago Ka Qaybgalka Tartanka Doorashadda Golaha Wakiiladda Ee Gobolka Sanaag .
Waar ka mid ah qurba jooga, ayaa ku faafiyay bogaga at ku lee yihiin FBga, waxana la filayaa in shir dhinaca is gaadhsiinta oo jimcaha ay yeelanayaan qaar  ka mid ah waxgaradka qurba jooga lagaga dhawaaqi doona murashaxnimada Mustafe Shiine ee Golaha Wakiiladda Somaliland.
Mustafe Cabdi Ciise ” Shiine”  waxa muddo labaataneeyo sano ah uu ka mid ahaa bahda Saxaafadda, waxana uu soo noqday Tifaftiraha iyo Guddoomiyihii Wargeyska Dawladda,  sidoo kale wuxuu soo noqday Maareeye xigeenka madbacada Qaranka, kadibna waxa uu soo noqday Badhasaabka Gobolladda Gebilay, Sool, Awdal iyo Maroodijeex.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker