MUWADIN HAYSKU TAGIN SALDHIGABOOLISKA MAXAMED MOOGE

muwadin haysku tagin saldhiga xafada ina mooge sababto ah waa lagu bahalway malin dhaweyd ayaan is idhi dacwee nin odaya oo lacag deyn ah aan kulaha markan gaadhey saldhiga waxaan la kulmay nin dhalinyaro ah oo ii shegay in uu yahay Madaxa baadhista kiisaska ninka waxaa layidhaahda Maxamed Garbo markan ku idhi dacwadaas baan u socday markiba wuxuu iigu jawabay laba askari ayaan udirayaa ee maxaad lacag haysa ka dib waxaan xasuustey in hadii aan bixiyo waxani ay tahay laalush ,laalushkuna sidiisaba waa xaran madaxda boolisku dib howgu fiirsadan si bulshadu ay u helaan cadalad iyo dhexdhexaad ah
Qore … Hasan Yousuf Guhad

guhaadllb@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker