Mesut Ozil oo ku biiray Kooxda Fenerbahce

Mesut Ozil ayaa la soo warinayaa in diyaarad gaar ah oo Helicppter ah u qaadi doonto garoonka Kooxda Fenerbahce si halkaas loogu soo bandhigo xilli uu sameeyey mushahar dhimis waali ah si uu ugu biiro naadigan ka dhisan Magaalada Istanbul.

Mesut Ozil ayaa go’aansaday inuu mushaharkii uu ka qaadanayey Kooxda Arsenal 282,000 oo gini si uu ugu biiro Fenerbahce.

Laacibkan khadka dhexe ee 32-sano jirka ah ayaa gaaray Magaalada Istanbul horraantii todobaadkan, isagoo haatan qarka u saaran inuu heshiis saddex sano iyo bar ah qalinka ugu duugo Fenerbahce.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker