Arsenal Oo Wadahadal La Furtay Xiddig Yahuudi Ah Kana Ciyaara Boosas Kala Duwan

Arsenal ayaa si dhab ah isha ugu haysa dalab rasmi ah oo ay ka geeyaan garabka kooxda Shakhtar ee Manor Solomon

Wargeyska Daily Mail ayaa sheegaya in Arsenal ay laacibkaas isha ku hayeen muddo sanad ka hor waliba ay u direen indho indheeyaal soo qiimeeyay

Haatan , wakiilka laacibkaas 21 sano jirka ah ayay xariir la sameeyeen si loogu qanciyo in uu ogalado in Arsenal u yimaado.

Laacibkaan u dhashay Isreal ayaa ku fiican ka ciyaaridda boosas kala duwan sida , garbaha middig iyo bidix , sidoo kale kubad sameeye ayuu ciyaari karaa

Ma aha Arsenal kaliya kooxaha arkooday Manor sidoo kale Man Cty ayaa isha ku haysay tan iyo sanadkii 2017-kii .

City waqtigaas toos ayay ugu dhaqaaqeen saxiixiisa kaliya qiimaha ayaa la isku af garan waayay xilli City ay bandhigeen dalab 5 milyan oo euro ah balse kooxdaas reer Isreal 7 milyan ayay ku dhagtay

Haatan laam oga qiimaha Arsenal ka geeyeen balse waxaa la xaqiijiyay in wadahadallo kula jiraan wakiilka laacibka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker