Somalida Xaafadda Islii Ee Magaalada Nairobi Oo Ka Cabanaya Ciidamada Booliska

Dadka ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa cabasho xooggan ka muujinaya tacadiyo iyo dibaatooyin kala duwan oo ay xilliyadda habeenkii ay kala kulmaan ciidamada booliska ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Dhibaatooyinkaas oo ah in ciidamadu ay jidhdil garaac iyo sunta dadka ka ilmaysiisa ay u adeegsanayaan shacabka ku nool xaafadda Islii ka hor saacadaha bandowga.

Halkan hoose ka dhagayso warkaas oo dhan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker