” Sharciga Ayaan La Tiigsanayaa Wasiiradii Hore Ee HINDA GAANI … ” Hibo Maxamed Dirir

Hibo Maxamed Dirir ayaa waxay sheegtay inay sharciga la tiigsanayso Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Hinda Jaamac Xirsi (Hinda Gaani) kadib markii qoraal ay barta ay ku leedahay facebook-ga soo dhigtay qoraal ay kaga cabanayso Hinda Gaani .

Halakan hoose ka daawo waraysi ay Hibo maxamed kaga hadlayso dhacdadii hadalhaynta badan dhalisay ee iyada Ex Wasiir Hinda Gaani dhexmaray.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker