Haweenaydii u Horaysay oo Ka Mid Noqon Doonta Golaha Wakiilada

Wasiir Maalgashiga Somaliland Aamina Cilmi Fariid ayaa noqotey Xildhibaan cusub oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland .
Waxa ay Buuxin doonta Booska Xildhibaan-nimo ee uu ka Geeriyoodey Xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed
Waxay ay noqon doontaa Xildhibaanka Kaliya ee Dumar ah ee ka mid noqda Golaha Wakiilada , hadii ay xilka Wasiir-nimo iska casisho oo loo dhaariyo Booskan ay dhaxalka ku heshay
Eebe ha u naxariisto Xildhibaan Marxuum Nuur Cismaan Guuleed

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker