Dhako Bowdo Jilib Boqon Waa Magaca iyo “abtirka” Nin Ku Nool Magaalada Hargeysa

Waxa uu noqday yaab u joog maadama ciddii la kulantaaba ay ka fajacayso magacyadan aan ahayn kuwii caadiga ahaa ee dadka Soomaalida ahi lagu yaqiin.

Dhako oo magaciisa rasmiga ah uu yahay Maxamed ayaa BBC-da u sheegay in isaga xitaa aanuu  isu aqoon magaca Maxamed, maadaama buu yidhi magaca bulshado u taqaan uu yahay magacani naanaysta ahi ee Dhako.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker